https://www.youtube .com/watch?v=zL9E9SejQhE
Casharkaan Hordhaca ah waxaan uga Hadalnay Micnaha Digital marketing Qaybuhuu ukala baxo, Fursada suuqa iyo shaqooyinka laga helo Fadlan Kusoo biir Telgram chanalkeena https://t.me/joinchat/ytBZk_GSbZdkMzA8 Like saar Facebook Page keena Facebook.com/AMAMEDIASOM Hadii aad doonaysid in Ganacsigaaga loo sameeyo Digital Marketing Fadlan Nalaga soo xariir Whatsapp Numberkeena +252-90-6795505
Related posts:
Automated Warehousing
Super Typhoon Karding (I.N. Noru) Situation Report #2 September 26, 2022 5 PM - Citizens Disaster Re...
My Digital Marketing Mistakes | Guidance for Beginners
Is Digital Marketing A Good Career..?
Simple Facebook Advertising Customer Acquisition Strategy That Works For Any Business
China's 2022 smartphone sales lowest in a decade · TechNode
How to Start a Career in Digital Marketing (Step-by-Step)
Tesla margins slip amid intense competition in China · TechNode
Pinduoduo’s Temu platform begins testing in Canada · TechNode
Characteristics and Evolution of Big Data
Welcome to the Novel Economy - Brian Solis
WordPress – Fout bij het maken van de databaseconnectie – oplossing
Thank you teacher
mahadsanid ustd introduction ka waa fahamny groupka igu sodr insha allh
qof hurdaysan oo hadana wax gudbinaayo somali un ayaa laga helaaaa
cami you need to sleeep
Waa arin fiican
I am so glad to see a Somali person who can teach digital marketing
Wll Mhdsnd Wxn jeclaan laha inn barto skills kaan kalkacyo hadd Meel lagu baro leedahay wan imaan kara intan wadanka ka tegin ayan rabay inn jaaniskan ka faideysto
Thankz UsTaad
Mahadnsid macalin alle abaalkaaga hagudo
Ilaahow noobarake oo nahag
Ma arkyno Maclin qoraalada bal zoomta soodhawee waacaqabade
Iima furmayo aniga icaawiya
Casharkan waan aragney macalin casharka 2aad aawey
DIGITAL MARKETTING
– Digital marketting encompasses all marketting efforts that use an electronic device or the internet.
Aad baad u mahadsanthy ustaad waa xirfad aan aad ugu baahnaa una xiiseeyo
somalidu badankooda qofka ufaaideeya uma mahad caliyaan : wll aadbad u mahadsantahay rabi haka abaal mariyo