https://www.youtube .com/watch?v=JlnINKOQXBI

Kusoo biir Telegram group keena : https://t.me/zakariyeAbdullahiAli 🌍 Booqo Website kayga πŸ‘‰ https://suuqaturkiga.com/ β–Ί Social Media igala soco! πŸ“Έ http://www.instagram.com/zakariyecaawiye πŸ“– http://www.facebook.com/SakariyeCaawiye 🐦 http://www.twitter.com/zakariyecaawiye πŸ’› http://www.snapchat.com/zaki-sool πŸ‘Š Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka. β–Ί https://www.paypal.me/Zakariye127

25 Replies to “Waa maxay Digital Marketing iyo Sida loo Bilaabo”

  1. Fadlan Like saar Muuqaalka walalaha Ganacsiyada Digital Marketing kujira hoos nagula wadaaga Ganacsiyadiina.

    1. @Abdisamad Jama zxp waxa online ku bixiya machadka hurbad institute of language wuxuuna kugu baraa afsoomali

  2. xili danbe lakulmay video Gan alxlilh wana kafaiday thanks wllo wana jeclaa inaa vidiogan inta kasii baladhnaado

  3. Wll zakarye thanks so much baan kuleeyey pro imaka mudo dhaawr bilood baan kujiry searching ka digital marketing marka waxaan raadiyaa meelo min bilow ilaa dhamaad kuu dhameystiraya “PAID BA HA AHAADEE” markaa wll ma garaneysaa websites kaasoo kale o courses laga heleyo?

  4. Ustaadow waan ubaahan digital markiting waxaana ubaahnaan lahaa sharaxaad dheeraadada ee sideen kuhelikaraa adoo mahadsn

  5. Walaal mahadsanid adigana shaqa wacan ayaan ku Leeyahay waayo waxaa tahey qof cilmiga uu bartey walaalihiis u faaideynayo

  6. Ustaad waxaan leeyahay Shirkad wax ku iibisa online Digital’ masha’allaah wax badan ayan ka faaiday muuqalada aad nalasoo wadaagto Waxaad kow ka tahay dadka aad iigu dhiira galiyay shaqadan.

    Waxaan ubaahanahay inan kula soo xiriiro qaab ceynkee ah ayan kugula xiriiri karaa. Mahadsanid 😎

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *